October 2014

My Interview With Abukar Awale On Somali Channel And The Poems I Read There.

On the 22nd of October 2014 i was interviewed by the famous khat campaigner Abukar Awale on Somali Channel about my book. Here is the interview and the poems I read. 1. The complete interview: https://www.youtube.com/watch?v=mo_PT4HWgy4 2. Me reading my poem \’I am a Somali woman\’ https://www.youtube.com/watch?v=WTFPKCXlACU 3. Me reading my poem \’Ask me not […]

My Interview With Abukar Awale On Somali Channel And The Poems I Read There. Read More »

Waxaad Tahay Qabiil Jabiye! Ku Socoto Anti-Tribalism Movement (ATM) UK

Waxaad tahay geed dheer oo aay dabayshu jabinkarin. Waxaad tahay hooska qoraxda u sababo. Waxaad tahay qandho jabiyeha aay umadeenu ubaahantahay. Waxaad tahay qabyaalad qube. Waxaad tahay qaasa’roobaadka cirka midabaysa. Waxaad tahay mid ku qarsoon meesha dadku ku nasanayaan. Waxaad tahay buuraha ku dadban isku xiraha dhulka iyo circa. Waxaad tahay qabiil jabiye. Waxaad tihiin

Waxaad Tahay Qabiil Jabiye! Ku Socoto Anti-Tribalism Movement (ATM) UK Read More »

Waxaan Ahay Gabar Somaaaliyeed – Translation Of \’I Am A Somali Woman\’.

Waxaan ahay naftiihuraha walaashiis. Waxaan ahay Baradha-iibiyaha suuqa eedadii. Waxaan ahay wadaadka deegaanka inantuu dhalay. Waxaan ahay dhaawacii kacaanka, dulmi-diiddadii, tii la xiray, tii la xabisay, Waxaan ahay tii la jirdiley, la cayrshay, la afduubey, la kufsaday. Tu la daday, tu aan la dadin  Waxaan ahay dareen suubban. Waxaan ahay gabar Soomaaliyeed. Diirkaygu waa dhuxul-madow

Waxaan Ahay Gabar Somaaaliyeed – Translation Of \’I Am A Somali Woman\’. Read More »