Waxaad Tahay Qabiil Jabiye! Ku Socoto Anti-Tribalism Movement (ATM) UK
Waxaad tahay geed dheer oo aay dabayshu jabinkarin. Waxaad tahay hooska qoraxda u sababo. Waxaad tahay qandho jabiyeha aay umadeenu ubaahantahay. Waxaad tahay qabyaalad qube. Waxaad tahay qaasa’roobaadka cirka midabaysa. Waxaad tahay mid ku qarsoon meesha dadku ku nasanayaan. Waxaad tahay buuraha ku dadban isku xiraha dhulka iyo circa. Waxaad tahay qabiil jabiye. Waxaad tihiin […]
Waxaad Tahay Qabiil Jabiye! Ku Socoto Anti-Tribalism Movement (ATM) UK Read More »