Hoos isu la hadal.
Haddu waagu beryey hurdo uma haamaansan.
Maalmihii tegey baan tiriyaa.
Habeenkan dhammaadayna ii raac.
Waa maxay, waa subax xag alla kaber.
Ooshimbirhi ka ag heesayaan deriishadda.
Barkinti baan iska rogay ooh hoos isula hadlay.
Noloshu xaggay igu wadda?.
Muxuu yahay dareenka baahidu?.
Maxaan la ooyayaa?.
Tiiraanyada naftayda?.
Maxaytahay dhibatooyinkaan?.
Maxaan la borooranayaa?.
Maxaan galay ee layga goynayaa?.
Tani waa maalinnimadii.
Habeenkii galbay.
Sidoo kale raaxadaydi.
Anna wa i kan.
Waxa i horjooga adduunki iyo himilooyinkagii.
Riyooyinkaygi iyo hammigaygi.
Weli sidii baan isula hadlaya.
Madaxiina barkintii baan hu hayaa.
Shimbirihuna sidii bay daagadda uga heesayan.
Silent whispers.
(Translation of Hoos isu la hadal).
Upon the break of dawn.
My head looses a yawn
I count the days gone
For the night too is almost gone
What! For the morning so mellow
The birds singing by the window
I turn my head on my pillow
And whisper low
What a life i lead
What it feels to need
Why should i weep?
For the sorrows in my soul
Why was i born
Why should i mourn
What seed have i sown
And the night is already gone
Yes the night is already gone
The day has come
To face and conquer the world
With my dream, passions and desires